Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku dhawaaqay Guluf Dagaal oo Hormuud u tahay Galmdug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabad soo dhaweyn ah oo ay ku maamuuseen madaxda iyo bulshada Galmudug ayaa ka warbixiyey mudnaanta uu siinayo daadejinta adeegyada dowladda, adkeynta dimuqraadiyadda dalka iyo dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa sheegay in caqabadda ugu weyn ee dib u dhigtay nolasha shacabka … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku dhawaaqay Guluf Dagaal oo Hormuud u tahay Galmdug